Publication Category:
53
Other Reports
Publication Type:
Report
Publication Topic/Subject:
OTHER REPORTS
Publication Corporate Author:
Office of the Minister
Release Date:
Monday, February 23, 2026
War Murtiyeedka Shirka 24-aad ee Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Dowladaha Xubanaha ka ah
Kulan a y isugu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dalka ee uu hoggaaminaayo Wasiirka
Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayna ka soo qayb-galeen Dowladaha
Xubnaha k a ah Dowladda Federaalka (DDFS) iyo Maamulka Gobolka Banaadir (MGB) ayaa
s i guul ah uga gabo-gaboobay Hotel Amara ee magaalada Mugdisho. Shirkaan oo socday
muddo laba maalmood ah (15-16-ka February 2026), ayaa diradda lagu saaray arrimo hortabin
u leh hagaajinta hab nidaamka maamul-maaliyadeed iyo midaynta dadaallada wada-
shaqayneed ee labada heer dowladeed.
