Publication Category:
114
Financial Governance Reports
Publication Type:
Report
Publication Topic/Subject:
OTHER REPORTS
Publication Corporate Author:
Financial Governance Committee
Release Date:
Sunday, May 29, 2022
Warbixinta Maamulka Maaliyadda 2022
ARAR
Warbixinta Maamulka Maaliyadda ee 2022 waa warbixinsannadeedkii lixaad ee Guddiga Maamulka Maaliyadda. Waxay soo bandhigaysaa aragtida wadajirka ah ee xubnaha Guddiga ee ku aaddan ho-rumarka maamulka maaliyadda ee Soomaaliya sannadkii la soo dhaafay, iyo hortabinada sanadka soo socda. Warbixinnadii hore waxaa laga heli karaa mareegaha Guddiga.
