Publication Category:
38
In-Year Reports
Publication Type:
Report
Publication Topic/Subject:
BUDGET IMPLEMENTATION
Publication Corporate Author:
Office of the Accountant General
Release Date:
Monday, April 21, 2025
Warbixinta Fulinta Miisaaniyadda Feb 2025
Warbixinta fulinta miisaaniyadda waa warbixin bille ah, waxayna faahfaahinaysaa fulinta ama dhaqangelinta miisaaniyad sannadeedka 2025. Waxay isbarbardhig ku samayn doontaa dhabta dakhliga lasoo uruuriyey iyo kharashaadka dawladda ee la bixiyey sannadka gudhiisa iyo miisaaniyad sannadeedka dakhliga iyo kharashka. Waxayna waafaqsan tahay miisaaniyadda sannadka 2025 oo ay ansixiyeen laba aqal ee baarlamaanka.
