Publication Category:
34
Annual Budget
Publication Type:
Legal Document
Publication Topic/Subject:
BUDGET FORMULATION
Publication Corporate Author:
Budget Department
Release Date:
Tuesday, November 23, 2021
Draft Approptiation Bill 2021 (Somali Version)
XEERKA DHAQANGELINTA MIISAANIYADDA SANADKA 2021 EE JAMHUURIYADDA FEDARAALKA SOOMALIYA.
Maadaama, uu qeexayo Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya in uu Golaha sharci dajintu ansixiyo, dhaqan galiyana miisaaniyadda Sanadlaha ah.
Maadaama, ay tahay lagama maarmaan in la ansixiyo, lana qaybiyo Miisaaniyadda Dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya si ay ugu fuliso hawlaheeda sanad xisaabeedka 2021.
